Nabadoon lagu dhax dilay Masjid kuyaala magaalada Muqdisho

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa galinkii dambe ee maanta gudaha Masjid kuyaala xaafada Juungal ee degmada Yaqshiid waxa ay ku dhax dileen nabadoon aagaasi caan ka ahaa. Sida aan wararka ku helnay Nabadoonka la dilay oo lagu magacaabi jiray Ibraahim Cariif ayaa lagu dhax dilay gudaha Masjidka Sheekh Xasan Cadde ee kuyaala xaafada Juungal, waxaana … Continue reading Nabadoon lagu dhax dilay Masjid kuyaala magaalada Muqdisho